Talo-Wadaag

Dib ulaabo

Dhaliyarada Putland iyo kuwa states-ka kale sidee ku wada shaqeyn karaan?

Adnan Abdifatah Mohamed Adnan Abdifatah Mohamed  •  2023-12-13  •    Falooyin majiraan  • 

waxaan ogsoonahay wada shaqeynta dhalinyarada dhexdeeda iney tahay mid aad u wanaagsan, dowlad dhiskana u wanaagsan. iney wada shaqeyaan dhalinyarada ku nool states-ka dhamaan ayaan soo jeedin lahaa.

Faalo (0)


Login To Comment