Talooyinka ugu firfircoon
bilicda magalada garoowe
asc dhaaman shacabka reer garoowe waxan idin wada fikir kaso ah in magalada wadoyinkeda layrarka ku xiran la hagajiyo si bilicda magalada uso baxdo mhdsnidin
Ariga magalada in laga saara.
Ariga aan la aqoon cida leh oo magalada dhirta la beero cuna waa in sharci looga maraynaayo la helo. Marka waxa sahlanan doonto in la cagaariyo magalada oo hada aad qarax u ah. Mahad sanidiin.
