Talo-Wadaag

Dib ulaabo

Nadaafada

Jamac abshir Jamac abshir  •  2021-03-19  •    Falooyin majiraan  • 

Waxaa nadaafad daro ka jirtaa toga wayn ee garoowe gaar ahaa xafadaha horseed iyo wadajir nadaafada toga aad ayey uliidataa qashinkii ayaa buux dhaafiyey marka sababta dawlada hoose wax uga qaban wayday baa la'rabaa. Shaqadeedii ayaa taalo wax haka qabato dawlada hoose

Faalo (0)


Login To Comment