waxaan idinka codsanayaa in aad talo iga siisaan sida aan dad badan ugu qancin karno sida ay ugu so biiri lahaayen talo wadaag forum.
Mahadsanid,
Wadku darikara isku xirirka Sojeedin, Dood, iyo Misaniyada malgashiga gudahaTalo-Wadaag.
Waa in aad la wadaagtaa asxaabtaada face book adiga oo link u share gareenaya si uu isku diiwaangaliyo. Waa in aad la wadaagtaa bulshada aan fahansaneen barnamijka talo-wadaag
Si loo helo dad badan oo ka qayb qaata Talo wadaag Forum waa in lagaarsiiyaa dad badan loona shaxaa siday qayb uga ahaan lahaayeen.
Waa in dadka labaraa lagu wacyi galiyaa isticmaalka programkaan
wa in la sameeya ku wacyi galin dakka isticmalka platform kan lan sameeya suuqgayn
Dhalinyarada waa in ay helaan tababaro ku filan
Waa in aad la wadaagtaa asxaabtaada face book adiga oo link u share gareenaya si uu isku diiwaangaliyo.
Waa in aad la wadaagtaa bulshada aan fahansaneen barnamijka talo-wadaag