Talo-Wadaag

Dib ulaabo

hirgalka madasha

mukhtaar socialworker EAU mukhtaar socialworker EAU  •  2021-03-17  •    Falooyin majiraan  • 
madashani waa mid si dag dag ah uga hirgali doonta degaamada PL, taas oo ay sabab u tahay bulshada degmada garoowe iyo degaanada kale inay baahi u qabaan meel.ay taladooda iyo doodagooda hori marineed meelo ay ku soo bandhigaan, si ay u hormariyaan degaankoda, sidoo kale waa mid si deg deg ah uga hirgaya marka la eego technologyada horimarada laga sameeyay, taas oo qof kasta u fududayn doonta inuu fahmi karo isticmaalina karo waliba isagoon ubaahnayn sharaxaad dheeri ah.

Faalo (0)


Login To Comment